Maaulka Trump Oo Soo Jeediyey Sharci Diidaya Warqadda Ruqsada

0
198

W/Q: Cabdiraxman
Ducaale
War aan ka soo xigan-nay CNN iyo laanta US Citizenship and Immi-gration Services, ayaa sheegay in maalin dhow maamulka Trump soo jeediyey sharci loogu diidayo ama looga daahi-nayo warqadda ogolaan-sha shaqada (work per-mit) dadka magan gelyo

doonka ah ee sida sharci darrada uga soo tallaaba Xadka maraykanka,
Fullinta sharcigan ayaa la sheegay in uu saameyn weyn ku yeelanayo ku-mannaan qof oo magan gelyo doon ku ah gobollo badan oo Maraykanka dhexdiisa ah. Dadkaas ayaa la sheegay in noloshoodu ku xiran in si sharci ah ay ku shaqeystaan meherado kala duwan inta kiisas-kooda ama dacwadooda magangelyo la oggo-laanayo ama la diidayo. taas oo qaadanaysa jawaabtooda bilooyin ama sannado badan.
Arrintan waxay caddeyn u tahay in maa-mulka madaxwayne Trump uu samaynayo wax walba oo uu ku hor istaagi karo dadka soo galootiga ah ee doonaya in ay hal-kan nolol cusub ka samaystaan. Sidoo kale waxaa Jimcihii la soo dhaafey ka soo baxay US immigration sharci kale