PRIDE AND PREJUDICE by Jane Austen

0
242

Buuggan wuxuu ka mid yahay buuggaagta ugu caansan suugaanta Ingiriiska. Waa buug ku saabsan jacayl, waxaan aad uga helay hadal furfurashada Jane Austen, “waxaa dhab ah oo dumarkoo idilna isku raacsan yihiin in ninka dhallinyarada ah ee bishii hela mushahar fiican uu u baahan yahay guur iyo xaas.”