Arsenal Oo Dooneysa In Ay Xiddig Kala Soo Wareegaan Real Madrid , Arteta Ayay Kaga Dhagan Tahay.

0
296

Arsenal ayaa isha ku haysa weli , qadka dhexe Real Madrid ee Dani Ceballos inkastoo laacibka horay u diiday fursad ay toos Arsenal ula wareegi laheyd ka dib laba xilli ciyaareed ee uu amaah ugu ciyaaray .

Sida ilo wareedyo kala duwan tilmaamayaan , Arsenal ayaa si dhab ah u xiiseyneysa in marka kale helaan 25 sano jirkaas kaasi oo aan weli u safan Real xilli ciyaareedkaan

Wargeyska El Nacional ee Spain ayaa sheegaya in Arsenal si gaar ah ay iga ugu hayaan xaaladda laacibka tan iyo markii uu ku laabtay La Ligaha waxaana in la soo celiyo ka shaqeynaya tababare Arteta.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-9935915507316298&output=html&h=280&slotname=7444782154&adk=192546217&adf=2990413411&pi=t.ma~as.7444782154&w=678&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1635841284&rafmt=1&psa=1&format=678×280&url=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Farsenal-oo-dooneysa-in-ay-xiddig-kala-soo-wareegaan-real-madrid-arteta-ayay-kaga-dhagan-tahay%2F&flash=0&fwr=0&fwrattr=true&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTQuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiOTUuMC40NjM4LjU0IixbXSxudWxsLG51bGwsIjY0Il0.&dt=1635841283722&bpp=4&bdt=953&idt=775&shv=r20211029&mjsv=m202110280101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D3b94f855c774962e%3AT%3D1635246153%3AS%3DALNI_MY3taFALQDlpabYW190-RXkZhcrlA&prev_fmts=0x0%2C1080x280%2C678x280&nras=1&correlator=605932591492&frm=20&pv=1&ga_vid=1822242772.1635246154&ga_sid=1635841284&ga_hid=663446393&ga_fc=1&u_tz=0&u_his=20&u_h=768&u_w=1366&u_ah=720&u_aw=1366&u_cd=24&adx=160&ady=1882&biw=1349&bih=617&scr_x=0&scr_y=0&eid=44751036%2C31062944%2C21067496&oid=2&pvsid=4071358714409094&pem=546&ref=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2F&eae=0&fc=1920&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C720%2C1366%2C617&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=4&uci=a!4&btvi=2&fsb=1&xpc=2vhUmqWEOR&p=https%3A//kooxda.com&dtd=790

Ceballos ayaa ka sheegtay dhaawac canqawga ah xagaagii taasi oo illaa haatan ka fogeeysay in uu ciyaaro

Tababare Ancelotti waxa uu inta badan ku tiirsan yahay Modric , Kroos iyo Casemiro halka Camavinga iyo Valverde u yihiin keydka

Marka la eego shaxda Real , waxa ay hawada ku laaleysaa in Dani uu boos ka helo xilli Arsenal dadaal ku bixinayaan in ay soo bad-baadiyaan.

Hishiiska Dani ee Real ayaa dhacaya xagagaaga 2023-ka