Xavi Oo Maamulka Barcelona Farta Ugu Fiiqay Afar Ciyaartooy Ee Uu Doonayo In Kooxda La Keeno Haddii Uu Laylinayo

0
81

Xavi Hernandez oo si weyn loola xariirinayo in uu dhawaan qaban doono mamulka Barcelona ayaa la xusayaa in durba uu calaameystay afar ciyaartooy.

Sida wargeyska El Nacional uu sheegayo Xavi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada ay leedahay in kooxdaas la keeno haddii uu laylinayo afar xiddig oo uu ku jiro Haaland.

Laacibkaas 21 sano jirka ah ayaa ku jira mudnanta koowaad ee Xavi kaasi oo u dhaw in loo mgacaabo macalinka Barca balse helitaankiisa waxa ay ku xernaan doontaa xaaladda dhaqaale ee Barca.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-9935915507316298&output=html&h=280&slotname=7444782154&adk=1948592770&adf=3232891223&pi=t.ma~as.7444782154&w=678&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1635841632&rafmt=1&psa=1&format=678×280&url=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Fxavi-oo-maamulka-barcelona-farta-ugu-fiiqay-afar-ciyaartooy-ee-uu-doonayo-in-kooxda-la-keeno-haddii-uu-laylinayo%2F&flash=0&fwr=0&fwrattr=true&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTQuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiOTUuMC40NjM4LjU0IixbXSxudWxsLG51bGwsIjY0Il0.&dt=1635841631742&bpp=9&bdt=767&idt=891&shv=r20211029&mjsv=m202110280101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D3b94f855c774962e%3AT%3D1635246153%3AS%3DALNI_MY3taFALQDlpabYW190-RXkZhcrlA&prev_fmts=0x0%2C1080x280%2C678x280&nras=1&correlator=2733816535458&frm=20&pv=1&ga_vid=1822242772.1635246154&ga_sid=1635841632&ga_hid=585643121&ga_fc=1&u_tz=0&u_his=22&u_h=768&u_w=1366&u_ah=720&u_aw=1366&u_cd=24&u_sd=1&adx=160&ady=1877&biw=1349&bih=617&scr_x=0&scr_y=0&eid=44752094%2C31062938%2C31063294%2C21067496&oid=2&pvsid=358048069486464&pem=546&ref=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Fmaxuu-jude-bellingham-ka-yiri-wararka-la-xariirinaya-in-uu-ku-biirayo-liverpool%2F&eae=0&fc=1920&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C720%2C1366%2C617&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=4&uci=a!4&btvi=2&fsb=1&xpc=DHlEcw32aT&p=https%3A//kooxda.com&dtd=903

Xiddigha kale ee uu Xavi isha ku hayo ayaa ah kala ah Pogba kaasi oo dhawaan United sheegeen in kooxda uu kaga tagayo qaab xor ah waxaana hishiikiisa uu dhacayaa xagaaga.

Xavi waxa uu sidoo kale Barca doonayaa in uu ka xoojiyo dhanka daafaca waxa uuna xiiseynayaa daafaca Sevilla ee Jules Kounde halka xiddiga 4-aad uu yahay kubad sameeyaha kooxda RB Leipzig ee Dani Olmo