Arsenal Oo Dib U Soo Heshanaysa Xiddig Horay Ugu Soo Ciyaaray

0
330

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay dib ula soo saxiixato xiddigeedii hore ee Aaron Ramsey marka la gaadho suuqa January.

Gunners ayaa haatan ku raaxaysanaysa qaab ciyaareed cajiib ah iyaga oo badiyay 10 kulan oo ka mid ah 15-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaartay premier League.

Si kasta ha ahaatee Arsenal ayaa suuqa u gali doonta xoojinta kooxda marka uu furmo January waxana la sheegaya in ay doonayso in ay dib ula midowdo xiddig horay ugu soo ciyaaray.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-9935915507316298&output=html&h=280&slotname=7444782154&adk=575703737&adf=3457168083&pi=t.ma~as.7444782154&w=678&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1640074799&rafmt=1&psa=1&format=678×280&url=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Farsenal-oo-dib-u-soo-heshanaysa-xiddig-horay-ugu-soo-ciyaaray%2F&flash=0&fwr=0&fwrattr=true&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&dt=1640074798104&bpp=5&bdt=2030&idt=1058&shv=r20211207&mjsv=m202112060101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D21c09269c6063558-2209c350d5ce0069%3AT%3D1639737476%3AS%3DALNI_MbttbUBSNLcdMyot6xkoDII_eSPjg&prev_fmts=0x0%2C1080x280%2C678x280&nras=1&correlator=8368689525969&frm=20&pv=1&ga_vid=219933298.1639737469&ga_sid=1640074799&ga_hid=365430458&ga_fc=1&u_tz=0&u_his=11&u_h=768&u_w=1366&u_ah=728&u_aw=1366&u_cd=24&u_sd=1&adx=160&ady=1851&biw=1349&bih=615&scr_x=0&scr_y=0&eid=31062931&oid=2&pvsid=1045510503002583&pem=417&tmod=427&ref=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Fantonio-rudiger-oo-magacaabay-laba-xiddig-oo-chelsea-ka-caawin-kara-ku-guulaysiga-premier-league-xilli-ciyaareedkan%2F&eae=0&fc=1920&brdim=-8%2C-8%2C-8%2C-8%2C1366%2C0%2C1382%2C744%2C1366%2C615&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=4&uci=a!4&btvi=2&fsb=1&xpc=UOtGnmIrXD&p=https%3A//kooxda.com&dtd=1269

Sida laga soo xigtay MARCA, Ramsey ayaa ka mid ah Liiska xiddigo ay Arsenal doonayso in ay ku xoojiso khadka dhexe inta ka dhiman xilli ciyaareedkan kadib 18 bilood ka hor markii uu ka tagay kooxda.

Juventus ayaa la sheegayaa in ay diyaar u tahay in ay iska fasaxdo xiddiga kadib markii uu ka baxay qorshaha tababaraha kooxda xilli ciyaareedkan.