![](https://africanlinkmagazine.com/wp-content/uploads/2021/01/page-21-13-01-2021-1.png)
Waa buug ka sheekeynaya taariikh nololeedkii Michelle, hadday ahaato yaraanteedii iyo dhallinyarani-madeediiba. Waa buug ay ku kay-disay xusuusteeda jacayl. Waxaa aad ii soo jiitay cutubka siddeedaad oo ku saabsan isbarashada dhex-martey Barack Obama iyo Michelle Obama. Mar waa iyada oo Jaamacadlay ah, marna waa iyada oo saaxiibkeed Obama ah ama “mentor”.