I AM MALALA by Malala Yousafzai

0
142

Buuggan waxaa qoray Malala. Waxaa ku qoran taariikh nololeedkii iyo safarkeedii dheeraa ee ay ka soo bilow Pakistan ayna ku timid illaa Ingiriiska, Maraykanka iyo wadamo kale. Waa buug qoraya halganka nolosha, waxba-rashada, diinta iyo arga-gaxisonimada. Waa sheeko dhab ah oo aan aaminsana-hay in aad ka wada heli doontaan.